|
Friday, 03 July 2009 |
|
Muqdisho(Geeska)-Khilaaf culus, ayaa la sheegay inuu ka dhex curtay Madaxweyne Shariif Sheekh Axmd iyo xubno culus oo ka tirsan golihiisa wasiirafda.
|
|
|
Thursday, 02 July 2009 |
|
"Waxa hubaal ah inaan samayn doono wixii karaankayga ah ee ah inaan ka dhigo go’doon. …. Waxa laga yaabaa inay Somaliland maalin uun go’aansan doonto inay qayb ka noqdaan midnimadii Somaliya..” Ereyadan waxa ku tiraabay Guddoomiyaha guddiga Golaha Wakiilada Maraykanka u qaabilsan arrimaha Afrika Xildhibaan Donald Payne, oo toddobaadkan hadal ka jeediyay shir lagu qabtay magaalada Washington ee dalka Maraykanka oo lagaga hadlayay amniga iyo budhcad badeedka Somaliya,
|
|
|
Tuesday, 30 June 2009 |
|
Wixii ka dambeeyay markii ay dawladda Somaliland cambaaraysay weerarkii ay Ereteriya kal hore ku soo qaaday dalka Djibouti, waxa muuqday ifaafalaha xidhiidhka Somaliland iyo Djibouti oo dhinaca wanaagsan u jihaysanaya, waxaanay Djibouti Somaliland u soo dirtay weftigii ugu cuslaa oo uu hoggaaminayay wasiir, kaas oo habeeno u hoyday caasimadda Hargeysa.
|
|
|
Sunday, 28 June 2009 |
Hargeysa(Geeska)-Dawladda Somaliland, ayaa sheegay inaanu jirin hadal cadho leh oo uu Xildhibaan Donald Payne, oo ka tirsan aqalka Wakiilada ee dalka Maraykanku, kaga jawaabay go’aankii ay Somaliland kaga baaqatay ka qayb galka shirkii dhawaan lagu qabtay Washington ee lagaga hadlayay arrimaha Somalida.
|
|
|
Sunday, 28 June 2009 |
Hargeysa(Geeska) -Dawladda Ingiriiska, ayaa la sheegay inay Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, u soo dirtay qoraal canaan ah oo la xidhiidha arrimaha doorashooyinka iyo Dimuqraadiyadda.
|
|
|
Thursday, 25 June 2009 |
|
London(Geeska)-Dawladda Ingiriiska ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay u socdaalaan dalalka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Somaliya, arrimo la xidhiidha dhinaca ammaanka darteed.
|
|
|
Thursday, 25 June 2009 |
|
Hargeysa(Geeska) - Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey inay Xukuumadda Somaliland bixisay 25% dhinaceeda laga doonayay dhaqaalaha ku baxaya doorashadda Madaxtooyada. Islamarkaana waxa ay rajo fiican ka muujiyey geedi-socodka iyo qabyo tirka diyaar-garowga doorashada.
|
|
|
Thursday, 25 June 2009 |
|
Hargeysa (Geeska) – Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Md Kayse Xasan Cige ayaa ka xog-waramay kulammo gaar gaar ah oo Axsaabta Siyaasaddu la yeesheen Wakiilka Somaliland u jooga Midawga Yurub Mr; Ulof.
|
|
|
Thursday, 25 June 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Dhallinyarada xaafadda shacabka ee magaalada Hargeysa ayaa ka gadooday dhisme laga binneeyay garoonka kubadda cagta ee ku yaala Dugsiga Hoose Dhexe Ee Sheekh Madar.
|
|
|
Thursday, 11 June 2009 |
|
A stowaway who apparently hid aboard a flight from Ethiopia to Washington was found in the plane's baggage hold by workers at Dulles International Airport, authorities said last night.
|
|
|
Wednesday, 10 June 2009 |
Hargeysa(Geeska)-Laba Suldaan oo ka soo kala jeeda Hargeysa iyo Awdal, ayaa aragtiyo kala duwan ku qaabilay go’aanka ay ergadii guurtidu toddobaadkan ka soo saartay khilaafka deegaanka Ceel-bardaale.
|
|
|
Wednesday, 10 June 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Labada Xisbi Mucaarad ee KULMIYE iyo UCID ayaa si rasmi ah u aqbalay shuruudo ay deeq bixiyayaasha doorashooyinka Somaliland taageeraa ku xidheen maalgelinta doorashada madaxtiniamada Somaliland .
|
|
|
Tuesday, 09 June 2009 |
|
Mennosota(Geeska/Fox)-Burhaan Xasan, oo ahaa wiil Somaliyed oo haystay dhalashada Maraykanka, kana barbar dagaalami jiray kooxda hubaysan ee Al-Shabaab, ayaa la sheegay inuu ku geeriyooday dagaaladii Jimcihii ka dhacay magaalada Muqdisho.
|
|
|
Tuesday, 09 June 2009 |
Hargeysa (Geeska) - Allaha u naxariistee Marxuum Cabdilaahi Oomaar Cawaale ayaa shalay si heer qaran ah loogu Aasay magaalada Hargeysa.
|
|
|
Sunday, 07 June 2009 |
|
Madaxweyne Rayaale Muxuu Ka Yidhi Murashaxnimada UDUB Ee Uu Isku Koobay, Axmed-Siilaanyase, Muxuu Kaga Jawaabay Sababta Cabdiraxmaan Aw Cali Daaqadda Looga Tuuray Isna Loogu Celiyay, Da’da Faysaln-a Waa Imisa?
|
|
|
Sunday, 07 June 2009 |
|
Bristol (Geeska) – Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud ayaa shalay kullan la yeeshay Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Bristol ee Cariga Ingriiska.
|
|
|
Saturday, 06 June 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Dadweyne ka tirsan dadka shacabka ah ee ku nool waaxda Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa, ayaa xalay fiidkii ilaa cawayskii sameeyay gadood ay kaga cabanayaan biyo la’aan ku habsatay.
|
|
|
Saturday, 06 June 2009 |
|
Todobaadkii Labaad ayaa Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin waxa uu ku hawlan-yahay inadha-indheynta Gobolkii labaad ee dalka oo uu booqdey.
|
|
|
Thursday, 04 June 2009 |
|
Hargeysa (Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inaanay ilaa hadda fahamsanayn sababta dalka Djibouti loogu qaban waayay munaasibadihii dunida lagu qabtay ee loogu dabaal degayay sannad guurada 18aad ee ka soo wareegtay la soo noqoshada madaxbanaanida Somaliland.
|
|
|
Thursday, 04 June 2009 |
|
Burco(Geeska) - Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin ayaa markii ugu horeysay muddo ku siman Todoba sanadood shalay booqdey magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.
|
|
|
Thursday, 04 June 2009 |
|
Hargeysa (Geeska) – Gudoomiyaha guddiga guurtida ee dhex-dhexaadinta shaqaqaddii ka dhacday dhawaan deegaanka Ceel-bardaale Maxamed Maxamuud Diiriye ayaa sheegay in ay ku gudda jiraan wajigii ugu danbeeyey ee wada-hadalada xalka loogu raadinayo dhibaatada dadka walaalaha ah ee deegaankaasi.
|
|
|
Sunday, 31 May 2009 |
Hargeysa(Geeska)-Dhallinyaro u dhalatay wadanka Somaliland, oo hore uga tirsanaa ciidamada kooxda Al-Shabaab, ayaa la sheegay inay toddobaadkan isu soo dhiibeen dawladda Somaliland.
|
|
|
Saturday, 30 May 2009 |
Caawa oo ay taariikhdu tahay 31-May waxa ay ku beegantahay 31kii May,1988, taas oo ahayd maalintii ciidamadii Mujaahidiinta ahaa ee SNM goor saq dhexe ah ka dhex hilaaceen gudaha Magaalda Hargaysa oo ay ku sugnaayeen ciidamadii Maxamed Siyaad Barre. Si kale haddii loo yidhaahdo waa sannad guuradii Kow iyo labaatanaad ee ka soo wareegtay gudo galkii SNM ee magaalada Hargeysa.
|
|
|
Saturday, 30 May 2009 |
|
Mark Bowden announced Cabdiqadir Nuur Xuseen as the winner of the UN Media Awards 2008 for Somaliland. Mr Xuseen won the prize for best feature, in the print category. The winning article was printed in the Geeska Afrika Newspaper in Hargeisa, Somaliland.
|
|
|
Friday, 29 May 2009 |
|
Guddi Qaramada Midoobey u qaabilsan qiimeynta macnayaasha iyo qoto-fogaanta dareenada ay ka turjumayaan qormooyinka ku soo baxa warbaahintu nooc ay doontaba ha ahaatee, ayaa soo bandhigey natiijadda daraasad ay tan iyo sanadkii 2007-kii ugu kuur-galayeen nuxurka ay xanbaarsan-yihiin Qormooyinka lagu qoro Af-soomaaligu. Isla markaana, waxa ay dhaafin waayeen oo kaalinta koobaad halabsadey maqaal ku soo baxay Wargeyska Geeska Afrika laba sano horteed oo uu qoray Cabdiqaadir Nuur Xuseen (Maax), oo ah qoraa degen magaalada Hargeysa.
|
|
|
Thursday, 28 May 2009 |
|
Berbera(Geeska) -Caadiyan dabeecadda bini-aadamka ayaa hoggaamiyaha farta inuu indhaha ka laliyo balanqaad uu hore u sameeyay oo ay waxba ka fuli waayeen, sababtu waxay doonto ha ahaate, waxaanu ka damqadaa xusuusteeda iyo weliba soo hadal qaadkeeda.
|
|
|
Thursday, 28 May 2009 |
|
Burco(Geeska)- Badhasaabka gobalka Togdheer Md. Jaamac Cabdillaahi Biin, ayaa ku dhawaaqay inay magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer joogaan rag uu sheegay inay yihiin argagixiso.
|
|
|
Thursday, 28 May 2009 |
|
Haweenku sideedaba waxa lagu tilmaamaa udub dhexaadka bulsho kasta, sababta oo ah bulsho waxay ka soo unkantaa qoysas wadaagga dhul xadaysan, luqad, midab, dawlad isla markaasna leh qiyam isku xidha.
|
|
|
Wednesday, 27 May 2009 |
|
Berbera(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, oo shalay booqasho kedis ah ku tagay magaalada Berbera, ayaan wax soo dhawayn ah kala kulmin dadweynaha reer Berbera.
|
|
|
Sunday, 24 May 2009 |
Hargeysa(Geeska) -Urur weynaha Somaliland Forum oo ah urur ay ku bahoobeen qurbo jooga Somaliland, ayaa habeen hore bixiyay abaal marino uu ugu tallo galay sannadkii 2008,
|
|
|
Sunday, 24 May 2009 |
Hargeysa(Geeska)- Abwaanka caanka ah Maxamed Ibrahim Warsame (Hadraawi), ayaa lagu daray liiska dadka magaca iyo karaamada ku leh dunida.
|
|
|
Saturday, 16 May 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland, ayaa hab dhaqanka ay bulshada caalamku ula macaamisho Somaliland ku tilmaantay munaafaqnimo cad.
|
|
|
Saturday, 16 May 2009 |
|
Dabayaaqaddii todobaadkan waxa dekadda magaalada Berbera ku soo xidhay Markab weyn oo caawimo u sida dalka Itoobiya, kaas oo u raran Hay’adda WFP.
|
|
|
Saturday, 16 May 2009 |
|
Hargeysa (Geeska) – Isniinta ay maalin kali ahi inaga xigto, waxay ku beegan-tahay siddeed iyo toban sano guuradii ka soo wareegtay la soo noqoshada madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland oo magaallada Burco lagaga dhawaaqay bishii May 18-keedii 1991-kii.
|
|
|
Wednesday, 13 May 2009 |
|
Hargeysa(Geeska) - Ciidamada ammaanka Somaliland ayaa habeen hore qabtay dhawr qof oo looga shakiyay inay maleegayeen falal ka dhan ah ammaanka oo ay ka fuliyaan gudaha magaalada Hargeysa.
|
|
|
Wednesday, 13 May 2009 |
|
Djibouti(Geeska) -Magaalada Djibouti ee Jamhuuriyadda dalka Djibouti, ayaa markii u horaysay sanadkan lagu qabanayaa xaflad ballaadhan oo loogu dabaal degayo la soo noqoshada madaxbanaanida Somaliland.
|
|
|
Tuesday, 12 May 2009 |
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka jawaabay eedayn uu Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin,
|
|
|
Tuesday, 12 May 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Dawladda Hoose ee Hargeysa, ayaa dhawrkii bilood ee u dambeeyay samaysay dedaal xoogan oo ay wax kaga qabatay jidadka caasimadda Hargeysa, oo wax weyn ka bedelay bilicdii iyo isu socodkii magaalada.
|
|
|
Tuesday, 12 May 2009 |
Hargeysa (Geeska) – Sheekh Ismaaciil Cabdi Hurre(Sheeg), oo ka mid ahaa guddigii dhexdhexaadinta khilaafaadka siyaasadeed ee Dalka ayaa sheegay in aanu ogeyn wax ka soo noqday go’aamo ay ka soo saareen arrimihii muranku ka oognaa,
|
|
|
Thursday, 07 May 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka gaws adaygay inuu saxeexo go'aamada ay ergadu ka gaadhay khilaafaadkii siyaasadeed ee dalka ka taagnaa muddooyinkan dambe.
|
|
|
Thursday, 07 May 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa dhibaato ku tilmaantay doodda ay wadamada dunidu kaga jawaabaan aqoonsiga Somaliland ee ah inay noqon doonaan dalka labaad ee Somaliland aqoonsada.
|
|
|
Wednesday, 06 May 2009 |
|
Sanca(Geeska)- Dalka Carbeed ee Yemen, ayaa laga cabsi qabaa inuu u kala go'o laba dal oo kala ah Koonfurta iyo waqooyiga.
|
|
|
Wednesday, 06 May 2009 |
|
Addis-Ababa(Geeska)-Dawladda Itoobiya ayaa la sheegay inay qorshaynayso sidii ay ugu soo wareegi lahayd dekedda Berbera ee Somaliland.
|
|
|
Wednesday, 06 May 2009 |
|
Brussels(Geeska)- Xildhibaan Marco Perduca, oo ah mudane ka tirsan aqalka Odayaasha talyaaniga, ayaa sheegay inay Somaliland tahay tusaale ay ku dayan karaan bulshada ku nool gobalka Geeska Afrika.
|
|
|
Wednesday, 06 May 2009 |
|
Hargeysa (Geeska)–Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-Nac), Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (Rayte), Xildhibaan Prof Maxamed Cumar Jiir iyo Xildhibaan Maxamed Xuseen Xaaji Ciise,
|
|
|
Wednesday, 06 May 2009 |
|
Hargeysa (Geeska)–Xildhibaan Maxamuud Axmed Obsiiye, oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland, isla–markaana ah xubin ka mid ah gudida arimaha gudaha ee Golahaas,
|
|
|
Tuesday, 05 May 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Ardayda dugsiga hoose/dhexe ee Sheekh Bashiir ee magaalada Hargeysa, ayaa shalay sameeyay gadood ay kaga soo horjeedaan warar ay heleen oo sheegayay in xukuumadda Somaliland iibisay dugsigooda.
|
|
|
Tuesday, 05 May 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Munaasibad la filayay in maanta lagu kala saxeexdo go'aamadii ay ergadu ka gaadhay xallinta khilaafaadka siyaasadeed ee u dhexeeyay xukuumadda iyo mucaaradka ayaa baaqday.
|
|
|
Tuesday, 05 May 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Midowga Yurub, ayaa bulshada caalamka ku canaantay sababta ay u aqoonsan waayeen qaddiyada Madaxbanaanida Somaliland ee ay u aqoonsadeen wadamada ay ka mid tahay Kosovo. Waxaanu tallaabooyinkaas ku tilmaamay laba wajiilayn.
|
|
|
Sunday, 03 May 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, oo ah guddoomiyaha urur siyaasadeedka QARAN ee dhawaan heshiiska wax wada qabsi la saxeexday xisbiga KULMIYE, ayaa si kulul u beeniyay war shalay ku soo baxay Wargeyska Maalmaha ee ka soo baxa magaalada Hargeysa.
|
|
|
Sunday, 03 May 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Maanta waxa ay ku beegantahay sannad guuradii 7aad ee ka soo wareegtay geeridii Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Ibrahim Cigaal.
|
|
|
Sunday, 03 May 2009 |
|
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa soo dhaweeyay go'aamadii ay dhawaan ergadu ka soo saartay wada hadaladii ay ka dhex wadeen xukuumadda iyo Mucaaradka. Sidoo kale waxa uu Xildhibaanku ku bogaadiyay dhinacyadii wada hadlayay aqbalaada go'aamadan.
|
|
|
Thursday, 30 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Xisbiyada KULMIYE iyo UCID, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay aqbaleen go'aanada ay ergadii dhexdhexaadintu ka gaadhay khilaafaadka siyaasadeed ee dalka ka taagan. Sidoo kale Madaxtooyada Somaliland ayaa iyaduna cadaysay inay soo dhawaynayso go'aamadaas.
|
|
|
Thursday, 30 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Ergadii dhexdhexaadinta ahayd ee muddooyinkan dambe ku hawlanaa xal u helida khilaafaadka siyaasadeed ee dalka, ayaa xalay si rasmi ah u soo saaray go'aano ay gaadheen.
|
|
|
Thursday, 30 April 2009 |
Saddex sanno ka hor maanta oo kale ayay ahayd markii anagoo ka kooban koox dhallinyaro ah oo balwaddoodu tahay wax-akhriska aanu aasaasnay Naadiga Akhristeyaasha Hargeysa.
|
|
|
Wednesday, 29 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa shalay ergada dhexdhexaadinta u gudbiyay afar qodob oo ay u arkaan inay muhiim yihiin,
|
|
|
Wednesday, 29 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Alle haw naxariiste waxa shalay magaalada Hargeysa ku geeriyootay Marxuumad Caasha Siciid Caabi, oo ahayd xaaskii Marxuum Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal.
|
|
|
Sunday, 26 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo labada guddoomiye xisbi mucaarad Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa shalay isku horfadhiistay kulankoodii u horeeyay ee ay xalka ugu raadinayeen khilaafaadka cakiran ee ka taagan dalka.
|
|
|
Sunday, 26 April 2009 |
|
Muddooyinkan dambe waxa jiray wax u eeg olole oo lagu iibiyay qaar ka mid ah hantida ma guurtida ah ee ay dawladdu leedahay, gaar ahaan guryo ku yaal xaafadda loo yaqaan Hindiyan Laynka ee magaalada Hargeysa.
|
|
|
Saturday, 25 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka Maaliyadda Somaliland Md. Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa beeniyay eedaymo culus oo uu isaga iyo Madaxweyne Rayaale u jeediyay Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, oo ah guddoomiye ku xigeenka urur siyaasadeedka QARAN ee dhawaan la bahoobay xisbiga KULMIYE.
|
|
|
Thursday, 23 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Guddiga ku hawlana dhexdhexaadinta Madaxweyne Rayaale iyo labada guddoomiye Mucaarad Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Faysal Cali Waraabe, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay saddexdan hoggaamiye Sabtida toddobaadkan isugu iman doonaan kulankoodii u horeeyay, oo ka dhici doona xarunta Madaxtooyada Somaliland ee Hargeysa.
|
|
|
Thursday, 23 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)- “Ilaahay waxaanu nidar ugu galay in kuwii dalkan lacagta ka cunay ama dhul ha iibsado ama shacab ha iibsadee oo Maayar ha ahaadee inaanu Maxkamad keeno, kuwa maanta diiday in aad Hargeysa garoon ku yeelataan,
|
|
|
Wednesday, 22 April 2009 |
|
Berbera(Geeska)-Lix nin oo lagu eedeynayo falal budhcad badeednimo ayey ciidamada ilaalada xeebuhu ka soo qabteen deegaanka bari, oo Berbera u jirta ilaa 84 km.
|
|
|
Wednesday, 22 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa ka waramay kulan uu shalay magaalada Hargeysa kula yeeshay wefti ka socda safaaradda Ingiriiska ee magaalada Addis Ababa,
|
|
|
Wednesday, 22 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa sheegay inaanu ka qayb galayn doorashada madaxtooyada Somaliland, haddii aan la bedelin xubnaha koomishanka doorashooyinka qaranka.
|
|
|
Tuesday, 21 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo madaxda labada xisbi mucaarad ee KULMIYE iyo UCID Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa si rasmi ah u aqbalay inay isku horfadhiistaan wada hadalo lagu xallinayo khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagan.
|
|
|
Tuesday, 21 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka qorshaynta qaranka iyo xidhiidhka hay'adaha caalamiga ah Md. Cali Ibrahim Maxamed (Sanyare) ayaa digniin culus u jeediyay 26 hay'adood oo caalami ah, kuwaas oo aan ilaa hadda soo gudbin xisbaab-celintii iyo wixii uga fulay mashaariicdii ay ka wadeen dalka sanadkii hore.
|
|
|
Sunday, 19 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Labada xisbi mucaarad ee KULMIYE iyo UCID ayaa soo jeediyay in wada hadal la isugu yimaado inta ka horaysa 5 May, oo ay sheegeen inay mudada xukuumadu ku eegtahay.
|
|
|
Sunday, 19 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu isniinta berri samaynayo dibad bax ballaadhan oo uu ku muujinayo sida uu uga soo horjeedo muddo kordhinta ay Golaha Guurtidu u sameeyeen xukuumadda Madaxweyne Rayaale.
|
|
|
Saturday, 18 April 2009 |
|
Jimcihii Shalay waxa ay ku buuxday saddex sano guuradii ka soo wareegtay maalintii u horaysay ee nuqul ka mid ah wargeyska Geeska Afrika lagu arko suuqyada magaalooyinka Somaliland. Si kale haddii aynu u nidhaahno Cadadkii u horeeyay ee Wargeysku waxa uu soo baxay 17 April, 2006, oo maanta laga joogo saddex sannadood.
|
|
|
Saturday, 18 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha Wargeyska Geeska Afrika Kamaal Axmed Cali, ayaa guud ahaan bulshada Somaliland, gaar ahaan akhristayaasha Wargeyska Geeska Afrika ku bogaadiyay sannad guurada 3aad ee ka soo wareegtay maalintii u horaysay ee uu wargeysku soo baxo.
|
|
|
Thursday, 16 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa daboolka ka qaaday qorshe ay wax kaga qabanayso qiimaha dollarka oo muddooyinkii u dambeeyay meel sare gaadhay.
|
|
|
Thursday, 16 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)- Hal-doorka Beelaha Ciidagale, oo isugu jira, Dhakhaatiir, odayaal, siyaasiyiin iyo aqoonyahan kala duwan ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal dhawaan ka soo yeedhay Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, kaas oo uu ku soo hadal qaaday dagaaladii sokeeye ee wadanka ka dhacay dabayaaqadii sannadkii 1994-kii.
|
|
|
Wednesday, 15 April 2009 |
|
Qaahira(Geeska)-Wakaaladda Wararka ee Focus Media Service oo ah wakaalad caalami ah oo midaysa qaar ka mid ah warbaahinta ugu afka dheer wadamada Carabta, ayaa sheegtay in maamulka Madaxweyne Barak Obama, uu ku dhowyahay inuu saldhig milatari ka samaysto Jamhuuriyadda Somaliland, oo saldhigaas kaga bedelan doonta ictiraaf caalami ah.
|
|
|
Wednesday, 15 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay digniin ay dhawaan dawladda Ereteriya Qaramada Midoobay iyo Bulshada caalamka inay aqoonsadaan qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland.
|
|
|
Wednesday, 15 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE ayaa si adag u cambaareeyay xadhig ay ciidamada ammaanka Somaliland shalay kula kaceen Suldaan Saleban Boqor Cismaan Xasan, oo shalay loo dhaadhiciyay xarunta dambi baadhista ee ciidamada Booliska ee Hargeysa.
|
|
|
Tuesday, 14 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Urur siyaasadeedka UDHIS ee dhawaan lagaga dhawaaqay magaalada Hargeysa, ayaa xukuumadda Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ku eedeeyay inuu ku gacan saydhay dedaal dhexdhexaadin ah oo ay ku doonayeen inay ku suuliyaan khilaafaadka adag ee ka dhex taagan xukuumadda iyo xisbiga KULMIYE.
|
|
|
Tuesday, 14 April 2009 |
|
Qaahira(Geeska)-Dawladda Masar ayaa xalay si rasmi ah uga hadashay laba doonyood oo dalkeeda laga leeyahay oo ay kooxo budhcad badeed ahi ku haystaan deegaanka Laasqoray ee bariga gobalka Sanaag ee Somaliland.
|
|
|
Sunday, 12 April 2009 |
Hargeysa (Geeska)–Xaaji Cabdikariin Cabdi Xuseen (Cabdi Waraabe), oo ka mid ah mudanayaasha Golaha guurtida Somaliland, ayaa labada xisbi mucaarad ugu baaqay inay aqbalaan go’aanka muddo kordhinta,
|
|
|
Sunday, 12 April 2009 |
|
Madaxweynaha dalka Bolivia ayaa ku jira maalintii saddexaad ee uu cuntada ka soomo, isaga oo ka cabanaya golaha odayaasha ee dalkiisa oo cod aqlabiyad ah ku diiday mooshin uu u soo gudbiyey oo uu ku dalbanayey in wax lagaga beddelo sharciga doorashooyinka ee dalkiisa.
|
|
|
Saturday, 11 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa labadii caano maal ee u dambeeyay kulamo kala duwan la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo madaxda sare ee xisbiga KULMIYE.
|
|
|
Saturday, 11 April 2009 |
Hargeysa (Geeska)-Munasibad balaadhan oo loogu talagalay soo bandhigidda iyo gardaadinta buug cusub oo lagu ururiyay Suugaanta silsiladii caanka baxday ee Deeleey, ayaa habeenkii khamiista ee Todobaadkan lagu qabtay magaalada Hargeysa.
|
|
|
Thursday, 09 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Deeq bixiyayaasha taageera hanaanka Dimuqraadiyadeed ee Somaliland ayaa war cad ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee ay hadda Somaliland gashay.
|
|
|
Thursday, 09 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Toddoba saxafi oo ka socda warbaahin kala duwan oo caalami ah, ayaa shalay socdaal gaaban ku yimid magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.
|
|
|
Wednesday, 08 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Ururka siyaasiga ah ee UDHIS oo dhawaan lagaga dhawaaqay magaalada Hargeysa, ayaa ku hawlan dhexdhexaadin iyo isu soo dhawayn uu ka dhex waddo xukuumadda Somaliland iyo xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE.
|
|
|
Tuesday, 07 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Ciidamada Booliska ee magaalada Hargeysa ayaa barqadii shalay rasaas oodda kaga qaaday dad tiro badan oo uu horkacayay guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Axmed Maxamed Siilaanyo......(Daawo Sawirada)
|
|
|
Tuesday, 07 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Guddiga doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa wakhti cusub u cayimay qabsoomidda doorashada madaxtooyada Somaliland. Warsaxaafadeed gelinkii dambe ee shalay laga soo saaray xarunta Koomishanka oo uu ku saxeexanyahay guddoomiye Jaamac Maxamuud Cumar,
|
|
|
Tuesday, 07 April 2009 |
|
Twenty Eight Years ago by tomorrow, 6th April 1981, Somaliland National Movement (SNM) was founded by the people of Somaliland to liberate Somaliland and regain the rejected freedom in 1960.
|
|
|
Sunday, 05 April 2009 |
|
Burco(Geeska)-Ciidamada ammaanka ee gobalada Sool iyo Sanaag, ayaa gelinkii dambe ee shalay gacanta ku dhigay laba baabuur oo ay leedahay dawladda Somaliland, kuwaas oo isla shalay siyaabo kala duwan loogu dhacay magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo. Sidoo kale waxa ay ciidamadu qabteen kooxihii baabuurtaas dhacday.
|
|
|
Sunday, 05 April 2009 |
|
Hargeysa(Geeska)-Masuuliyiin ka tirsan xisbiga UCID ayaa taliyaha booliska degmada Wajaale Mr. Axmed Cabdi Daahir, ku eedeeyay inuu handadaad iyo aflagaado shalay kula kacay guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, oo isla shalay soo kormeeray masiibadii ay roobabkii dhawaan halkaas ka da'ay u gaysteen shacabka deegaanka.
|
|