Geeska Afrika Newspaper "Horyaalka Wargeysyada Somaliland" , Waa Wargeys ku caan baxay dhex-dhexaadnimo, hawl-karnimo, waxay waayo-aragnimo u leeyihiin Xirfada Saxaafada, Waxay kuu ballan-qaadayaan Warar lagu kalsoon yahay. Nagala soo xidhiidh editor@geeska.net
 
Main Menu
Home
Somali Music
Contact Us
Articles
 
 
 
 
 
   
 
 
Links
Geeska Afrika
Hadhwanaag News
Somaliland Education
Qaran News
Somaliland Technology
Somaliland Info

Waraysi xiiso badan oo lala yeeshay Fanaanka Nuuradiin Ahmed Iimaan

SONYO Iyo Xuska Maalinta Dhallinyarada Adduunka iyo Nuxurka Baaqa 7-da qodob ee Shirkan Laga Soo Saaray(Daawo Sawirada)

Ururka Somaliland Forum oo Deeq Waxbarasho u fidiyay 20 Arday(Daawo Sawirada)

Ururka SOYADO oo Munaasibad Ballaadhan ku Qabtay magaalada Hargeysa(Daawo Sawirada)

Dr.Jaamac Muuse Jaamac oo si weyn Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa(Daawo Sawirada)

Ururuka YMD Oo Xaflad La Isku Arkay Ku Xusay Maalinta Dhalinyarada Adduunka, 150-Geedna Ku Beeray Khayriyad(Daawo Sawirada)

Jaamacada Hargeysa Oo Furtay Machad Lagu Baran Doono Arrimaha Keena Khilaafaadka Iyo Sida Loo Xoojin lahaa Nabada

Sheeko xiiso badan: Karaamo Beel (Qaybtii koowaad , Qaybtii Labaad)

Fursadaha Shaqo Abuur Iyo Faaqidaada Dareenka

Xaflada la isku arkay oo Xalay lagu Furay Hoolka Shirarka ee Hotel-ka Summer Time ee Magaalada Hargeysa(Daawo Sawirada)


 Dallada SONYO oo Safar Shaqo Ku soo Martay Gobolada Sool iyo Togdheer(Daawo Sawirada)

Dallada SONYO oo shir lagaga hadlay dhibta TAHRIIBKA dhallinyarada Iyo Shaqo La'aanta ku qabtay Magaalada Boorama (Daawo Sawirada)

Uurkaygu waa godob Eed Hooyo laga Galay: Qiso murugo xambaarsan

Xarun Loogu Talo-galay Wada-hadalka iyo Xuquuqal-insaanka oo laga Furay Magaalada Hargeysa

"Macalinka", Gabay ka waramaya doorka ay barayaashu kaga jiraan bulshada

Hambalyo: Dr.Jama Muuse Jama oo ku guulaystay Abaal-marinta Buuga Sannadka 2007

SHIR-JARAA’ID WAA MAXAY? MA SHIL BAA MA SHEEKAA?--Qaybtii 4aad

Shabakada Somalilandedu Oo Shahaado Sharaf Gudonsiisey Masuuliyiin Ka qayb Qaatey Horumarinta Waxbarashada Iyo Caafimaadka (Daawo Sawirada) 

Xaflad ballaadhan oo lagu soo bandhigay buug suugaaneed magaciisa la yidhaahdo HILIN HAYAAN oo Hargeysa lagu qabtay

80 Hablood oo Aqoon isweydaarsi dhinaca Diinta ah loogu soo Xidhay Hargeysa 

Madaxweyne Rayaale oo shahaado sharaf ka gudoomay Shabakada Somaliland Education Network

Qaramada Midoobay Oo Go'aankeedii ka Noqonaysa
Thursday, 04 December 2008
Nairobi(Geeska)-Masuuliyiin ka tirsan ururka Qaramada Midoobay oo fadhigoodu yahay magaalada Nayrobi ee dalka Kenya, ayaa sheegay inay rajaynayaan in ururkoodu ka noqdo go’aankii ay dhawaan hoos ugu dhigtay darajada amni ee Somaliland oo ay ka dhigtay darajada Afraad, halka uu ka ahaa darajada saddexaad, marka loo eego halbeegga Qaramada Midoobay ku cabirto ammaanka.
 
Aqoonyahan reer Somaliland ah oo ka qayb galay shir Caalami Ah
Thursday, 04 December 2008

Hargeysa(Geeska)-Xasan Cabdi Madar oo ah aqoonyahan reer Somaliland ah kana mid ah Golaha La taliyayaasha Wargeyska Geeska Afrika ayaa ka qayb galay kulan caalami ah oo lagu qabtay magaalada Bangkok ee dalka Tayland, badhtamihii bishii Novemer ee dhammaatay.

 
Jamaal Caydiid Oo Si Adag U Naqdiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha
Thursday, 04 December 2008
Hargeysa(Geeska)-Urur Siyaasadeedka Qaran ayaa Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Md. Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro) ku eedeeyay inuu marin habaabin ku sameeyay baadhista qaraxyadii argagixiso ee Hargeysa ka dhacay 29 Oktoobar, islamarkaana uu shaki ku kala riday dadweynaha reer Hargeysa.
 
Warsaxaafadeed ku waajahan Hawlaha
Thursday, 04 December 2008
Ururka xidhiidhiya bulshada reer Somaliland ee Yurub (Somaliland Society in Europe) wuxuu ugu horreyn halkan ku muujinayaa sida uu ugu faraxsanyahay in hawlihii diiwaan gelintu ay si wacan oo nidaamsan ay uga bilowdeen gobbolka Maroodijeex ilaa haddana ay si habsami ah hawluhu u socdaan.
 
Maamulkii Jaamacadda Hargeysa Oo La Bedelay
Tuesday, 02 December 2008

Hargeysa(Geeska)-Maamulkii Jaamacadda Hargeysa, oo xilkaas soo hayay muddo dhawr sanno ah, ayaa shalay si rasmi ah xilkii looga qaaday, iyadoo la magacaabay maamul cusub oo ka kooban saddex xubnood.

 
Nin Ka Mid Ah Shaqaalaha Hoosadka Madaxtooyada, Oo Qaraxyadii Loo Xidhay
Sunday, 30 November 2008
Hargeysa(Geeska)-Nin ka mid ahaa shaqaale hoosaadka ka hawl gala xarunta Madaxtooyada Somaliland, ayaa dhawr maalmood ka hor xabsiga loo taxaabay, ka dib markii sida la sheegay lagu tuhmay inuu ku lug lahaa qaraxyadii ka dhacay Hargeysa 29 Oktoobar
 
Cabdillaahi Yuusuf Oo Qaadacay Heshiiska Djibouti
Sunday, 30 November 2008
Garowe(Geeska/Jazeera)-Madaxweynaha Dawladda Imbigaati Cabdillaahi Yuusuf Axmed, ayaa si adag u qaadacay heshiiska ay dhawaan Djibouti ku kala saxeexdeen weftiga uu horkacayay Raysalwasaare Nuur Xasan Xuseen iyo isbahaysiga Asmara, garabka Djibouti, waxaanu ku tilmaamay mid beeleed oo aan macno lahayn.
 
Axmed-Siilaanyo Iyo Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Natiijadii xukuumadda
Saturday, 29 November 2008

Hargeysa(Geeska)-Labada guddoomiye xisbi Mucaarad ee KULMIYE iyo UCID ayaa ka hadlay aragtidooda la xidhiidha natiijada ay xukuumadda Somaliland ka soo saartay baadhitaanka weeraradii argagixiso ee 29 Oktoobar, ka dhacay magaalada Hargeysa.

 
Wasiirka Maaliyadda Oo Beeniyay War Laga Faafiyay
Thursday, 27 November 2008

Hargeysa(Geeska)-Wasiirka Maaliyadda Somaliland Md. Xuseen Cali Ducaale (Cawil) ayaa beeniyay inuu jiro khilaaf ka dhex oogan isaga iyo Maareeyaha dekedda Berbera Md. Cali Xoor-xoor.

 
Xukuumadda Oo Maanta Sheegaysa Natiijadii Qaraxyada
Thursday, 27 November 2008
Hargaysa (Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay 48 saacadood gudahood ku soo bandhigi doonto natiijada baadhista lagu waday weeraradii argagixiso ee 29 Oktoobar ka dhacay magaalada Hargeysa.
 
Ururka Al-Shabaab Oo Bayaan Soo Saaray
Wednesday, 26 November 2008

Hargeysa (Geeska)-Ururka Hubaysan ee Al-Shabaab oo ay dad badani ku tuhunsanyihiin  inuu ka dambeeyay qaraxyadii mawjadaha ahaa ee caasimadda Hargeysa ka dhacay 29 Oktoobar, 08, ayaa markii u horaysay xalay ka hadlay qaraxyadaas.

 
Rag Hubaysan Kuna Labisan Dirayska Booliska Oo Dad Baadhay
Tuesday, 25 November 2008

Hargeysa(Geeska)-Laba nin oo hubaysan kuna labisan dharka ciidamada Booliska Somaliland, ayaa falal budhacdnimo ah ka sameeyay dooxa weyn ee magaalada Hargeysa.

 
Maxamed Xaashi Cilmi oo Dawladda Dhaliilay
Tuesday, 25 November 2008
Hargeysa (Geeska)–Guddoomiye ku xigeenka urur siyaasadeedka QARAN Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa xukuumadda Somaliland u soo jeediyay inay abaarto halka looga soo dhacay qaranka Somaliland.
 
Geeska Afrika Oo Waraysi La Yeeshay Ismaaciil Buubaa
Saturday, 22 November 2008

Hargeysa(Geeska)-Dr. Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) oo ah siyaasi dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland balse aaminsan mabda’a federaalka, ayaa xidhiidhka cusub ee Somaliland iyo Djibouti, ku tilmaamay mid muhiim ah,

 
Dr. Nac Nac Ka Badbaaday Wadna Xanuun
Saturday, 22 November 2008
London (Geeska) - Guddoomiye ku xigeenka guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac), ayaa ka badbaaday wadna xanuun ku soo booday maalintii khamiistii ee doraad, waxaanay hadda xaaladiisa caafimaad tahay mid wanaagsan.
 
Qaramada Midoobay Oo Hoos u dhigtay Amniga Somaliland Iyo Jawaabaha laga bixiyay
Thursday, 20 November 2008
Hargeysa (Geeska)-Qaramada Midoobay ayaa hoos u dhigtay darajada amni ee Somaliland, marka loo eego hal beegga ay ku cabirto xaalladaha ammaanka, waxaanay hoos ugu dhigtay darajada Afraad, iyadoo markii hore ku jirtay darajada saddexaad, waxaanay hadda Somaliland isku darajo ku jiraan, marka la eego hal beegga Qaramada Midoobay, maamul goboleedka Puntland iyo deegaanada kale ee koonfurta Somaliya.
 
Koritaanka Tirada Dadka iyo Halista uu deggenaansha u leeyahay
Thursday, 20 November 2008
Dal waliba waa inuu yeeshaa hab lagu xakameeyo soo galootiga.... ! .   Dadka ku nool adduunku waxay haaatan kor u dhaafeen 6700 milyuun. Halka ay ka isticmaalaan amaba ay ka quutaan, biyo badan, midho, kalluun, hilib, dhirta waxa laga sameeyo iyo saliidda qaydhin ee ay wax ku shitaan oo aan kaafayn karin kuna fillayn.
 
Djibouti Oo Sheegtay In Aqoonsiga Somaliland ka dhex guuxayo
Wednesday, 19 November 2008

Hargeysa(Geeska)-Masuul ka tirsan dawladda Djibouti, ayaa  si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu dawladooda ka dhex guuxayo aqoonsiga qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland.

 
Cabdillaahi Yuusuf Oo Itoobiya uga digay inay ciidankeeda la baxdo
Wednesday, 19 November 2008

Tripoli(Geeska/VOA)-Madaxwaynaha dawladda Embigaati Cabdillaahi Yuusuf Axmed ayaa sheegay in aanu dawladda Itoobiya ka joojin Karin haddii ay Soomaaliya kala baxdo ciidamadeeda ka jooga, balse waxa uu ka digay in amniga gobolku uu isku xidhan yahay.

 
Djibouti Oo Wefti Culus U Soo Dirtay Somaliland
Sunday, 16 November 2008

Hargeysa(Geeska)-Dawladda Djibouti, ayaa Somaliland u soo dirtay weftigii ugu cuslaa tan iyo sannadkii 1991-kii markii ay Somaliland xoriyadeeda kala soo noqotay dalkii Somaliya.

 
Dawladda Somaliland Oo Canaanatay Axmedu Weld Cabdalla
Sunday, 16 November 2008

Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa canaanatay ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Md. Axmedu Weld Cabdallah,

 
Itoobiya Oo Ka Hadashay Kulamadii Yuusuf iyo Nuur Cadde
Saturday, 15 November 2008

Addis-Ababa(Geeska)-Dawladda Itoobiya ayaa xalay si rasmi ah ugu dhawaaqday inay fashilmeen wada hadalo ay magaalada Addis Ababa habeen hore ku yeesheen Madaxweynaha Dawladda Imbigaati Cabdillaahi Yuusuf Axmed iyo Raysalwasaarihiisa Nuur Cadde, oo hadda ku sugan Nayorbi.

 
BBC Somali Oo La Cambaareeyay
Saturday, 15 November 2008
Hargeysa (Geeska)-Ardayda heerka koowaad ee kuuliyadda culuunta saxaafadda iyo warbaahinta ee Jaamacadda Hargeysa, ayaa laanta Afka Somaliga ee Idaacadda BBC-da ku eedeeyay inay lumisay milgihii saxaafadeed, islamarkaana ay heelantahay iska horkeenka guud ahaan dadka Somalida ah.
 
Caasimadda Hargeysa Oo Biyo La'aani Haysato
Wednesday, 12 November 2008
Hargeysa (Geeska)-Maalin ka dib markii ay wakaaladda biyaha Hargeysa shaaca ka qaaday inuu jabay mid ka mid ah labada kaag ee biyaha u keena magaalada waxa durbadiiba la dareemay biyo yaraan ku habsatay dadweynaha caasimadda. 
 
Xukuumadda Somaliland oo sheegtay Inay Raad Hayso
Wednesday, 12 November 2008

Hargeysa (Geeska)–Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay hayso raadad rasmi ah oo la xidhiidha qaraxyadii Hargeysa ka dhacay 29 Oktoobar, kuwaas oo sahayday nafo badan oo aan waxba galabsan. Wasiirada arrimaha gudaha iyo dibadda Md. Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro) iyo Cabdillaahi Maxamed Ducaale, ayaa shirjaraa’id oo ay shalay wada jir ugu qabteen Hargeysa,

 
Taliyihii Ciidamada CID-da Oo Xilkii Laga Qaaday
Tuesday, 11 November 2008
Hargeysa (Geeska)-Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Md. Maxamed Saqadhi Dubad, ayaa shalay shaqadii ka fadhiisiyay taliyihii ciidanka dambi baadhista Somaliland (CID) Md. Axmed Aw Cali Shabeel, waxaanu xilkiisii u magacaabay masuul kale, iyadoo isagana loo magacaabay xil kale.
 
Diyaarad Ku Dhacday Madaarka Hargeysa
Tuesday, 11 November 2008
Hargeysa(Geeska)-Diyaarad nooceedu yahay AN-24 ayaa gelinkii dambe ee shalay ku dhacday madaarka Cigal Airport ee magaalada Hargeysa, waxaana soo gaadhay khasaare.
 
Sheekh Xasan Aweys Oo Ka Hadlay Qaraxyadii Hargeysa
Saturday, 08 November 2008
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha isbahaysiga dib u xoraynta Somaliya, gaar ahaan garabka Asmara Sheekh Xasan Daahir Aweys,
 
Al-Jaabiri Oo La Sheegay Inuu Xoolihii ka dejiyay Ereteriya
Saturday, 08 November 2008

Hargeysa(Geeska)-Afhayeenka guddiga ganacsatada xoolaha nool ee Somaliland oo ka soo horjeeday heshiiskii ay xukuumadda Somaliland la gashay ganacasade Saleban Al-Jaabiri, ayaa sheegay in Ganacsade Al-jaabiri uu xoolihii uu ka qaaday Berbera ka dejiyay dalka Ereteriya.

 
Xukuumada oo beenisay In Maraykanku u soo digay Qaraxyadii ka hor
Thursday, 06 November 2008

Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horaysay si rasmi ah u beenisay in dawladda Maraykanku u soo digtay ka hor intii aanay dhicin qaraxyadii toddobaadkii hore ka dhacay magaalada Hargeysa.

 
Maraykanka oo ka hadlay muwaadinkii uu soo daayay
Thursday, 06 November 2008

Hargeysa(Geeska)-Dawladda Maraykanka ayaa markii u horaysay ka hadashay muwaadin reer Somaliland ah oo hore ugu xidhnaa xabsigooda Guwantanaamo Baay, kaas oo ay toddobaadkan ku soo wareejisay dawladda Somaliland.

 
"Maraykanku wuu u soo digay Somaliland" , Faysal C.Waraabe
Wednesday, 05 November 2008

Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inaanay Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ilaa hadda ku dhaqaaqin tallaaboyin sababaya in ajaanibkii Somaliiland uga baxay qaraxyadii toddobaad ka hor dhacay ay dib ugu soo noqdaan wadanka.

 
Madaxweyne Ummaddaada La Hadal
Wednesday, 05 November 2008
Toddobaad ka dib qaraxyadii murugada lahaa ee ka dhacay magaalada Hargeysa, guud ahaan shacabka Somaliland waxa ay weli ku jiraan xaalad koomo ah, iyagoo ku jaho wareersan xog la’aan ka haysata masiibadii dhacday iyo cabsi dhinaca amniga ah.
 
Muwaadin Ku Xidhnaa Guwantanaamo Oo Hargeysa yimid
Sunday, 02 November 2008
Hargeysa (Geeska)- Mid ka mid ah laba nin oo u dhashay Somaliland oo muddo dhawr sanno ah ku jiray xabsiga Maraykanku leeyahay ee Guwantanaamo Baay, ayaa shalay ka soo degay madaarka Cigal Airport ee magaalada Hargeysa, ka dib markii la sii daayay.
 
Dad Shalay La Xidh-xidhay
Saturday, 01 November 2008
Hargeysa(Geeska)- Ciidamada Booliska ee magaalada Hargeysa ayaa shalay xabsiga u taxaabay shan nin oo degenaa xaafadda Cabaaye ee magaalada Hargeysa, kuwaas oo looga shakiyay inay ku lug lahaayeen qaraxyadii Arbacadii toddobaadkan lala beegsaday goobo ka tirsan magaalada Hargeysa.
 
Maraykanka Oo Qaraxyadii Ka Hor Dadkiisa U Digay
Saturday, 01 November 2008
Hargeysa(Geeska)-Dawladda Maraykanka ayaa saddex maalmood uun ka hor qaraxyadii xidhiidhka ahaa ee gilgilay magaalada Hargeysa, muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan guud ahaan dalkii la isku odhan jiray Somaliya oo ay ku jirto Jamhuuriyadda Somaliland.
 
Qaraxyo Gilgilay Hargeysa Iyo Magacyada Dhaawaca Iyo Dhimashada
Thursday, 30 October 2008
Hargeysa(Geeska)-Qaraxyo xidhiidh ah ay isku dilleen dadkii fuliyay ayaa shalay lala beegsaday xarunta Madaxtooyada Somaliland, xafiiska Itoobiya ee Hargeysa iyo xarunta hay’adda Qaramada Midoobay ee UNDP ee magaalada Hargeysa. (Daawo Sawirada)
 
Ballooy Baydh
Thursday, 30 October 2008

Maalintii shalay waxa magaalada Hargeysa ka dhacay saddex qarax oo lagu fuliyay baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, oo lala beegsaday Madaxtooyada Somaliland, Xafiiska Itoobiya ee Somaliland iyo xafiiska guud ee hay’adda UNDP ee Qaramada Midoobay, waxaanay gaysteen khasaare baaxad leh oo isugu jira dhimasho iyo khasaare nafeed iyo mid hantiyeedba.

 
Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Diiwaangelintu Dan U Tahay UCID
Wednesday, 29 October 2008
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa wadamada deeqda bixiya ugu baaqay inay kordhiyaan deeqda ay ugu tallo galleen diiwaangelinta cod bixiyayaasha Somaliland,
 
Sheekha Buuraha Ku jira Oo La Waraystay
Wednesday, 29 October 2008

Hargaysa (Geeska)- Sheekh Maxamuud Sheekh Muxumed Raage, oo ka mid ah culimada aadka looga yaqaan gobalada Hargeysa iyo Gabiley, oo sheegay in xukuumadda Somaliland u goysay waaran lagu amrayo xadhigiisa, ayaa Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin u jeediyay eedaymo dhawr ah.

 
Haweenay Dhagax Lagu Dilay Gudaha Kismaayo
Tuesday, 28 October 2008

Kismaayo(Geeska)-Islaamiyiinta gacanta ku haya maamulka magaalada Kismaayo ayaa shalay galab dhagax ku dilay haweenay Somaliyed oo sinaysatay iyadoo reer leh. Haweenaydan oo uu magaceedu ahaa Caasha Ibrahim Dhuxulow oo 23 Jir ah,

 
Muuse Biixi Oo Xukuumadda Canaantay
Sunday, 26 October 2008
Hargeysa(Geeska)-guddoomiye ku xigeenka xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa xukuumadda Somaliland ku canaantay muranka xuduudeed ee u dhexeeya gobolka Gabiley iyo degmada Baki ee gobolka Awdal, deeganaadaas oo aanay wax diiwaangelin ahi ka dhicin, ka dib markii ay dadweyne gadoodsai weerar ku qaadeen goobahaas iyo agabkii diiwaangelinta ee yaalayba.
 
Tuugtii La cafiyay oo faro baas ku haysa Hargeysa
Sunday, 26 October 2008

Hargeysa(Geeska)-Siddeed boqol iyo shan iyo toban Maxbuus oo dhawaan xabsiyada kala duwan ee dalka lagaga soo daayay cafis Madaxweyne, ayaa waxa ku jiray kuwo ku eedaysnaa falal tuugo ah oo ay kula kaceen qaybaha kala duwan ee bulshada Somaliland.

 
Siyaasiyiinta Somaliland Oo Saadaal Ka Bixiyay Doorashooyinka Maraykanka
Saturday, 25 October 2008
Hargeysa (Geeska)-Qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo aqoonyahanka Somaliland ayaa saadaal ku salaysan aragtidooda siyaasadeed ka bixiyay doorashooyinka la filayo inay dalka Maraykanka ka dhacaan horaanta bisha November ee maalmaha koobani ka hadhsanyihiin.
 
Diyaarad Hadli Weyday Oo Xalay Ku Dul Wareegtay Hargeysa
Saturday, 25 October 2008

Hargeysa(Geeska)-Diyaarad aan haybteeda la garanayn ayaa dhawr saacadood xalay ku dul wareegtay magaalada Hargeysa, waxaanay dad khubaro ahi ku tilmaameen inay ahayd diyaarad milatari.

 
Axmed Siilaanyo iyo Faysal Oo Rayaale Eedeeyay
Thursday, 23 October 2008

Hargeysa (Geeska)– Labada hoggaamiye Xibi Mucaarid ee KULMIYE iyo UCID Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Eng Faysal Cali Cali ayaa si isku mid ah xukuumada Madaxwaye Daahir Rayaale ugu eedeeyay inay olole siyaasadeed ka bilawday Gobolada Dalka, iyadoo ku gabanaysa ololaha wacyigelinta diiwaangelinta cod bixiyayaasha.

 
Iran Oo Shimbiro Ka Shakida
Thursday, 23 October 2008
Tehhran(Geeska/Telegraph)-Maalintii Arbacadii ee shalay ayey masuuliyiinta amniga ee dalka Iran xabsiga u taxaabeen laba shimbirood oo ah nooca xamaamka loo yaqaanno,  ka dib markii lagu tuhmay  inay hawlo bassaasnimo ka wadaan mid ka mid ah warshadaha Nukliyeerka ee dalka Iran. ee dalka Iran. 
 
Sucuudiga Oo Inqilaabkii Siyaad Barre Ku Bogaadiyay Cabdillaahi Yuusuf
Wednesday, 22 October 2008
(Muxiid/Geeska)- Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Sucuudiga ayaa shaacisay in dhaxal sugaha boqortooyada Sucuudiga Amiir Suldan Binu Cabdal Casiis Aala Sacuud oo isla markaana ah raysal wasaaraha boqortooyada Sucuudiga, Wasiirka difaaca iyo gaadiidka cirka uu hambalyo u diray madaxweynaha dawladda Imbagati Cabdilaahi Yuusuf Axmed.
 
Fadeexado Hadheeyay John McCain
Wednesday, 22 October 2008
Murashaxa xisbiga jamhuuriga Maraykanka uga qayb gelaya doorashooyinka laba toddobaad kadib dhacaya ee madaxtooyada John McCain ayaa ka dalbaday wakiilka Ruushka u fadhiya qaramada midoobey in uu gacan dhaqaale u fidiyo ololaha uu ugu jiro guriga cad.
 
Sirdoonka Maraykanka Ee Jooga Somali Ayaa Cadaadis
Wednesday, 22 October 2008
(Alahram/Geeska)- Warar xog ogaal ah oo laga helay masuuliyiin ka tirsan dawladda TFG ayaa shaaca ka qaaday in saraakiil ka tirsna sirdoonka Maraykanku  oo u jooga sidii ay xog-ogaal ugu noqon lahaayeen xaaladda dhabta ah  forumaha dagaalka iyo awoodaha runta ah ee ciidamada islaamiyiinta muqaawamada ay joogaan saldhigyo ka mid ah kuwa ciidamda Itoobiya iyo Saldhigyada ciidamada midawga Afrika ka socda ee magaalada Muqdisho.
 
More...
<< Start < Prev 1 2 3 Next > End >>

Advertisement
Arrimaha Bulshada

 

 Hargeysa oo si Weyn looga Xusay Maalinta AIDS-ka Adduunka ee 1-da December(Daawo Sawirada)

Akhri Qoddobadan oo Kaa Caawin Inaad Noqoto Qof soo Jiidasho leh 

Dhismaha Tiyaatarka Hargeysa Muxuu ka Tari doonaa Fanka Sii Shiiqaya?

780 Arday oo Toddobaadkan ka Qalin-jebiyey Dugsiga NUURADIIN, Hargeysa(Daawo Sawirada)

Mucjiso Bara-dhaafisay qoyskii Reer Burco oo ku habsatay Qoys ku Nool Degmada Dilla 

Ku Darso Aqoontaada : Sooyaalka Taariikheed ee Kooxda Kubada Cagta Goodir

Jaamacadda Pretoria oo Buug Qeynuunka ah ugu deeqdey Jaamacadda Hargeysa(Daawo Sawirada)

Hotelada Hargeysa ku soo Badanaya iyo Saamaynta ay ku yeesheen Hawlihii Guurka 

Sidee Ayaad Ku Ogaan Kartaa Gabadha Sida Dhabta Ah Kuu Jecel ! 

Dhibaatada Dhuxusha, dhayalsiga Dawladda iyo dhiirranaanta Ganacsatada

Faa’iidada Waxbarashada Haweenka 

Dufcadii Saddexaad Ee Ka Qalin Jabisay Dugsiga Sare Ee Sheekh Oo Maanta Shahaadooyin La Gudoonsiiyey(Daawo Sawirada)

BERBERA: Dufcaddii u Horeysay Ee Barata Culuumta Badda oo ka Qalin-jebisay Kulliyadda Culuumta Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda...(Daawo Sawirada) 

Warbixin xiiso leh oo ku saabsan Dugsiga Salaama, Hargeysa(Daawo Sawirada) 

Waraysi xiiso badan oo lala yeeshay Nimco Aadam Hurre (Nimco-gabaydo)

Xaflad la isku arkay oo dib Xadhiga lagaga jaray Maroodi-jeex Hotel Hargeys(Daawo Sawirada)

Daraasada Cusub oo lagu soo bandhigay heerka dadka Qaba Cudurka AIDS-ka ee ku Nool Hargeysa

Warbixin kooban oo Saabsan Buuga 'Gobonimo Bilaash maaha'

Hablaha oo la Xaqiijiyay Inay Ka Boholyow iyo Kalgacal Badan yihiin Ragga

"Geediga Guurka ", Guurku muxuu yahay ? 

“Dadka Qurbaha, Gaar Ahaan Ingiriiska Noloshoodu Ku Burburtay Waxa Ugu Harreeya Carruurtii Yaryarayd “, Abwaan Axmed Aw Geeddi

Doqonimada aan Xuduuda lahayn ! , Sheeko gaaban

Dhalinta iyo Dhibaatada ka haysata Tahriibka

Daawo Sawirada Qaraxyada lala beegsaday Hargeysa

 

 Arday reer Somaliland ah oo Deeq waxbarasho ka helay wadanka Ingiriiska(Daawo Sawirada)

Ururka SOYDA Oo Qabtay Kulan Lagaga Hadlayay Xuquuqda Carruurta Iyo Doorka Saxaafadda Ku Leedahay(Daawo Sawirada)

Maxaad kala socotaa qaabka waxbarasho ee ardayda Somaliland ee dalka Yemen? 

Somaliland oo si weyn looga Xusay Maalinta La Dagaalanka Sabool-nimada(Daawo Sawirada)

HARGEYSA: Xus Ballaadhan oo lagu Maamuusayay Maalinta Cuntada Aduunka(Daawo Sawirada)

Oxford House iyo Habeenkii Qorayaasha(Daawo Sawirada) 

Dallada Midowga Saxafiyiinta Madaxa Banaan Ee Somaliland Oo Shacbi Waynaha Somaliland Ugu Baaqay Inay Is Diiwaangeliyaan

Waraysi Lala Yeeshay Mohamed Farah oo ah Orodyahanka Reer Somaliland oo u Orda Dalka Ingiriiska(Daawo Sawirada)

Qiime Intee Le'eg ayay Saaxiibtinimadu Leedahay?

Borama: Madasha Akhriska Ee Maskax-maal iyo Bandhiga Buugaagta (Daawo
Sawirada)

 

Xeebta Batalaale iyo Xusuusta lama Iloobaanka ah (Daawo Sawirada) 

Magaalada Sheekh iyo Muuqaalkeeda Quruxsan(Daawo Sawirada)

Hadduu GUURKU Calaf yahay, CAASHUQUNA muxuu noqon ?

Sidee looga Ciiday Malaysia?....Daawo Sawirada 

Daawo Sawiro kale oo Hargeysa ciida ah

Part 1 , Part 2

 

Sidee looga Ciiday Hargeysa? Daawo Sawirada

Sheeko xiiso badan: Faysal iyo Hargeysa

Guurkii Dhaqanka ahaa, Waxaa Qoray Ahmed Riiraash 

 

Tolkeeyow ha la i dhoofsho ama waan Tahriibi !

Shir ay yeesheen ururka Ardayda Reer Somaliland ee dalka Uganda(Daawo Sawirada)

 Milicsiga iyo Faaqidaada Buugga “Nabaadiino” ee uu Qorey Xasan Cabdi Madar

 Ururka YMD Oo Si Weyn U Xusay Maalinta Nabada Adduunk(Daawo Sawirada)

Wasaaradda dhaqanka iy dalxiiska JSL oo dibada tababar ugu dirtay qaar ka mid ah fannaaniinta qarank(Daawo Sawirada)

Wariye Shiine Cilmi Kaahin oo ay Ciidamada Boolisku Si Arxan Daro Ah U Garaaceen Isaga Oo Waajibaadkiisa Shaqo Guddanaya(Daawo Sawirada)

 

Fadliga Soonka ka Farxi Dadka Baahan 

 Qormo Qosol leh: Tartanka Xab-xabka iyo Tamaandhada!

Dhibka Tahriibka Iyo Dhaayo La'aanta Bulshada

Habeenkii Madoobaa !

Liiska Magacyada ardayda ugu saraysay Imtixaanaadka Somaliland iyo falan-qaynta Dhibcaha dugsiyadu heleen 

Wuxuu i furay Habeen Aroos ah !

Fanaanka Reer Djibouti Ee Cabdiraxmaan Sheekh Dandaawi Oo Hargeysa Socodaal Ku Yimid (Daawo Sawirada)

Tiradii ugu badnayd ee Arday Reer Somaliland ah oo ka qalin-jabisay Jaamacadaha wadanka Sudan(Daawo Sawirada)

 

Dahabshiil oo Xaflad Casho ah ku casuuntay Ardaydii Ka qalin-jebsay Jaamacadda Hargeysa(Daawo Sawirada)

 Tartankii Sheekooyinka Ee La Magac Baxay Sheeko Iyo Shaahid Oo La Soo Gabegabeeyay(Daawo Sawirada)

Deeq la Guddoonsiiyey Xarunta Dhimirka ee New Hargeysa(Daawo Sawirada) 

Dufcadii 7aad Oo Ka Qalin- Jebisay Jamacada Camuud Oo Lagu Qabtay Xarunta Jamacadaasi, iyo Weriye Ahmed Hassan Cawke oo xafladaa ka qayb galay(Daawo Sawirada)

Magaalada Hargeysa oo uu ka furmay Bandhig-buugeedka Caalamiga ah(Daawo Sawirada)

Daawo Sawirada Qalin jabinta Jaamacada Hargeysa ( Part 1 , Part 2 , Part 3)

Bandhig  Loogu Magac-Daray 'NAGAAD Iyo Qurbo-Jooga " oo Lagu qabtay Hargeysa(Daawo Sawirada)

 

Madaxweyne Rayaale oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay arday dhamaysatay tababar macalinimo(Daawo Sawirada)

Xaflad la isku Arkay oo Maanta 255-Arday kaga Qalin Jebiyeen Jaamacada Hargeysa(Daawo Sawirada)

Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada Somaliland oo Shahaadooyin Guddoonsiiyey 143 arday oo ka Qalin jabiyey Machadka Azhar(Daawo Sawirada)

Dood Cilmiyeed ku Saabsan Deegaanka iyo Tamarta oo lagu Qabtay Hargeysa(Daawo Sawirada)

 

 
© 2006-2008: Geeska Afrika Newspaper, Hargeisa, Somaliland

Powered by Somaliland Technology